Diyaarad Rakaab siday oo Goordhaw ku bur burtay magaalada Semirom 

Diyaarad nuuca rakaabka qaada ayaa lagu soo waramayaa in goordhaw ku bur burtay magaalada Semirom ee bartamaha dalka Iiraan, waxaana diyaaradan saarnaa rakaab gaaraya 60-qof 6 lix qof oo shaqaalaha diyaarada ahaa. Warbaahinta dalka Iiraan ayaa ku waramaya in diyaarada ay ku bur burtay dhul buuraley ah, waxaana wali adag in la gaaro halka ay … Continue reading Diyaarad Rakaab siday oo Goordhaw ku bur burtay magaalada Semirom